Sawirka Dr. Katrina Mealey Astaanta Sayniska

Dr. Katrina Mealey

Dhakhtarka Farmashiyaha Xoolaha ee Gobolka Mid-Columbia
Jaamacadda Gobolka Washington
Dr. Katrina Mealey waa dhaqtar ku taqasusay daawaynta xoolaha iyo Bare-sare oo ka tirsan Kulliyada Caafimaadka Xoolaha ee Jaamicadda Gobolka Washington. Waxay la socotaa isbeddellada hidde-sidaha ee eyda iyo bisadaha si ay u hubiso in xayawaannadayadu ay caafimaad qabaan. Waxaad wax badan oo ku saabsan Dr. Mealey ka baran kartaa iyada wareysi ku saabsan blog-keena. La dhajiyay Juun 2023.